Muuse Biixi oo qaabilay Madaxda Machadka Brenthurst Foundation (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay madaxda Machadka BRENTHURTS FOUNDATION oo ay wehelinayaan siyaasiyiin iyo haldoor kale oo caalami ah oo kasoo qaybgalay shir uu machadku maalintii shalay ka furay caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha, ayaa hoggaanka Machadka Brenthurst Foundation uga mahadnaqay sida ay ugu dhiirradeen inay Somaliland u doortaan inay … Continue reading Muuse Biixi oo qaabilay Madaxda Machadka Brenthurst Foundation (Daawo Sawirro)